Xammuurad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ciid cas oo dharka cad lagu guduudiyo; sabakh.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xammuurad

haarguduud | xammuuradayn | xammuuradaysan | xammuuradaysnaan | xammuuradaysnaansho | xammuuradee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg