Xanafiya

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Mad-hab ka mid ah afarta mad'habood oo waaweyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Abu Xaniifa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanafiya


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg