Xanfaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nabarka ama dhaawaca cusub (siiba kan birtu gooysay) xanuunka halaca leh oo laga dareemo.


Xanfaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Dhaawac jirka meel ka mid ah gaaray awgiis xanuun dareemid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanfaf

dalqoholac | holac-cad-hunguri | xanfafid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg