Xanfaley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Sun ka dhalata biyaha ceelasha oo xoolaha aad u laysa. ld xanfal.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanfaley

meerkac-dabayleed | xanfal | xanfalow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg