Xangaruufo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ciddiyaha oo wax lagu nabro, lagu xagto; xagatin.


Xangaruufo

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

Ciddiyaha wax ku xagasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xangaruufo


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg