Xangulle

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cad maskax yaryarta ka mid ah oo birtaawaha lagu masaxo marka canjeerada lagu dubaayo. ld xandulle, xangullo.


Xangulle

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Qayb ka mid ah sooh maskaxeedka oo ku dhex jira togga xiriirka lafdhabarka oo ka kooban unug maska-xeedyo iyo dareenwadayaal xiriiriya massa-da iyo jirka inta kale, wuxu ka sameysanyahay lakab sooh cas oo ku wareegsanyahay lakab sooh cad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xangulle

adhaxle | dhuuxdheere | xandulle | xangullo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg