Xanjaad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan. 2. Lafdhabar xiriir, arxaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanjaad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

