xanjafee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

Ilmo yar xanjaf ku tumid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xanjafee

xanjafeyn [m.f.dh]
eeg xanjafee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg