xannaanayn
(m.f.dh)

eeg xannaanee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xannaanayn

xaasaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.

daryeel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eeshay)
Wax xannaanayn.

dhawr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Xumo ka ilaalin; xannaanayn. 2. Fiirin; u jeedid; eegid. 3. Sugid; korosho.

shuushaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo si gaar ah oo lexejeclo iyo turidi ku jirto u wadid. 2. Wax si gaar u xannaanayn. ld shuushi.

xanaanada xoolaha [m.l]
Barashada cilmiga xannaanaynta xoolaha.

xooladhaqasho [m.dh]
Hawsha dhaqashada iyo xannaanaynta qaar ka mid ah xoolaha caws-ka daaqa.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg