Xanniban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax la xannibay noqosho.


Xanniban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax la xannibay ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanniban

betrooliyam | curyaansan | xannibmid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg