Xanshashaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hadal hoos la isugu sheego; faq.
Xanshashaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Laba qof faqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanshashaq ↴
xanshashaqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg