Xantiir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Qof aan waxba haysan; sabool; cayr.


Xantiir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof aan hanti lahayn noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xantiir

xantiirid | xantiirnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg