Xaq-codbixinta

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xuquuq codbixin, m.dh) (qaan.) Xaqa loo dhiibto codka, gaar ahaan marka ay dadku dooranayaan baar-lamaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaq-codbixinta


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg