Xaqaanni

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Qof aan dadka u kala eexan oo cid kasta mariya waxa ay mudan tahay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaqaanni


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg