Xaqdhawr

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xishood iyo ixtiraam cid loo hayo.


Xaqdhawr

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid ixtiraamid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaqdhawr

xaqdhawrid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg