Xaqiiqato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah oo caatir keena. ld xaquuqato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaqiiqato

xaquuqato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg