xaqiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la xaqiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaqiran

xaqirnaan [m.f.dh]
eeg xaqiran. ld xaqirnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg