Xaqsoor

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Garsoor; caddaalad.


Xaqsoor

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Si caddaalad ah u garsoorid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaqsoor

gar | garqayb | garran | xaqsooran | xaqsoorid | xaqsoornaan | xaqsoornaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg