Xaraari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaraari

kharaari | kharaarin | xaraarid | xaraarin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg