Xaradhaamo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaradhaamo


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg