Xarbi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld xaraabad.


Xarbi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Cid la dagaalamid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarbi

birxarbi | xaraabad | xarbin | xarbiyid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg