xarfo
(m.l)1. Caws jilicsan oo dhego yaryar oo meelaha riska ah ka baxa; wuxuu yeesha sabuul miro yaryar leh oo la cuno. 2. (-ooyin, m.l) Kax bannaan; dibir. 3. Kalluunka jaad ka mid ah.
xarfo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-faday, -fatay)Hoore dabayl ku qaboobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarfo ↴
xarfasho [m.f.dh]
eeg xarfo². ld xarfad¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg