xargagid
(m.f.dh)eeg xargag². ld hargagid, xarkagid.
xargagid
(m.dh)(fiis.) Xaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xargagid ↴
dareerka dhiigga [m.l] (c.nafl)
Milanka ka soo hara markuu dhiig xargago. Seeramku waxay u dhigantaa balasmada, laakiin waxa ka maqan borotein la yiraahdo fibrinogen iyo walax kale oo hab hawleedka xargagidda loo isticmaalay.
hargagid [m.dh]
ld xargagid.
xarkagid [m.dh]
ld xargagid¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg