Xarmo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-maday, -matay)

1. Xajiyid; xaj gudasho. 2. Waajibka xajka gudashadiisa gudagelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarmo

xarmasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg