xarre
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Buluunbulyo; xar. ld xorre (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xarre

xorre [m.l]
1. Cudur fasas leh oo ku dhaca faraha fooddooda oo xanuun badan leh. 2. ld xarre.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg