Xaruun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹.


Xaruun

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uumay, -uuntay; -umi)

Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaruun

xaruumid | xuruubban | xuruun |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg