xasaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax la xaseeyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xasaysan ↴
xasaysnaan [m.f.dh]
eeg xasaysan. ld xasays-naansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg