Xashaash

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.


Xashaash

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xashaash

xarrago | xarshaash | xarshaashid | xashaashid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg