Xasili

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax xasilloon ka dhigid. 2. Lacag iwm helid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xasili

cagadhigo | dami | deg | deji | miyirso | qabooji | xasilid | xasilin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg