Xawaaree

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Ku x.: ayadoo la ordayo meel xoog ugu wareegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xawaaree

dulxawaaree | xawaarayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg