Xayawaan-caabud
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(taar.) Diimaha qaddiimka ah qaarkood waxay amminsanaa-yeen in shay kasta sida geedaha, dabaysha, dhagaxa, xiddigaha, iwm ay leeyihiin af ama ruux ayna ka sareeyaan bani aadamka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayawaan-caabud ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

