xaydan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)Maro iwm wax la xayday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaydan ↴
xaydnaan [m.f.dh]
eeg xaydan. ld xaydnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg