Xayiraad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Xayirmid. Xayirmid
Xayiraad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)(taar.) Is-hortaag dhaqaale oo la xiriira joojin ganacsi, dhaq-dhaqaaqa maraakiibta si looga joojiyo dal isdhaafsiga ganacsiga uu la leeyahay dalalka kale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayiraad ↴
xannib |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

