Xayiran

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld xayirmid.


Xayiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.


Xayiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax la xayiray ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayiran

xayirmid | xayirnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg