xayuubso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Ka x.: wax qof korka ka saarnaa xoog uga qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayuubso

xayuubsasho [m.f.dh]
eeg xayuubso. ld xayuub-si.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg