Xeeb yar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xeebo yaryar, m.l) (jool.) Liidka dhulka xeebta ah ee la jeeda badaha ama harooyinka; badanaa waxaa la yirahdaa waa dhulka u dhexeeya xarriiqa u hooseeya mawjadda badda iyo ka u sarreeya ee ay soo gaari karaan mawjadaha baddu.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeeb yar


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg