Xeeldheere

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Qof aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah u leh qayb cilmiga ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeeldheere


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg