Xeer-neefeed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Xeerarka la xidhiidha heerkulka cadaadiska iyo mugga ee neef cufkeedu go'an yahay. Xeerarka neefta ee ugu muhiimsani waa xeerka Boyle iyo kan Jaarlee.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeer-neefeed


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg