Xeerka dhaalton ee cadaadis-qaybeed
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(fiis.) Cadaadiska guud ee isku-jirka neefo waxa uu le'eg yahay wadarta cadaadis qaybeedyada ka dhallan lahaa neefaha, haddii neef kasta qaarkeed ugu jiri lahayd weelka. Eeg Cadaadis qaybeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeerka dhaalton ee cadaadis-qaybeed ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

