Xeerka noqodka

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. (fiis.) Fallaadh abbaarka, fallaadh noqodka iyo liganuhuba waa isku sallax. 2. (fiis.) Xagal abbaarka (i) = xagal noqodka (r) wuxuna sax ku yahay noqodka ka dhaca dulaha muraayadaha obtikaad ee sallaxa ah iyo kuwa xoodanba.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeerka noqodka


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg