Xeerka qalloocsanka

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. (fiis.) Xagal abbaarka, xagal qalloocsanka iyo liganuhuba waa isku sallak. 2. (fiis.) Saamiga sayni iyo sayn r waa madoorsoome marka ay u gaar yihiin labada dhextaal ee tebinaya. Taas oo i = xagal abbaarka, r = xagal qalloocsanka.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeerka qalloocsanka


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg