Xeydo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ytay, -ydatay)Maro dacalkeeda hoose kor u qaadasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeydo ↴
xeydasho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

