Xiddig cirif

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.fal.) Xiddigta laga arko kugta cirifka woqooyi, ee sidaas, lagu calaamadaysto woqooyiga runta ah ee meeshii laga arki karo ee dhulka oogadiisa, sida, kubbad-badka woqooyi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiddig cirif


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg