Xiddigiye

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Qofka xiddi-gaha wax ka sheega ama faaliya; xiddi-gasheeg.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiddigiye

curraaf | xiddigasheeg |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg