Xidid-ciriirshe

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

(daaw.) Dawo keenta in xididdada dhiigga ay isku rooraanoo ay ciriirshaan socodka dhiigga.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xidid-ciriirshe


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg