Xididmaskaxeed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhuuxa dheer oo lafdhabarta, intiisa kore oo riciraha tunka. 2. Mid ka mid ah sooha cad oo maskaxda, maskaxyarada iyo dhuuxdheeraha, sida say-mo uga kala leexda oo oogada meesheed walba ka iltiran.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xididmaskaxeed


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg