Xidig
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)(baay.) Jidh ku dhex samaysma unugga, marka ay dhacayaan mayoosiska iyo mitoosisku, kaasi oo ka qayb qaata filiqsanaanta koromatidhyada bu'da unugga hooyada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xidig ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

