Xidinxiito

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Shinbir yar oo af guduudan iyo lugo aad u dhuudhuuban leh. 2. X. ah: qof aad caato u ah. ld xiidxiito, xiito.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xidinxiito

xiidxiito | xiito |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg