Xigo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geestaan. Geestaan


Xigo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

1. Neef dhowaan la maalay mar kale maalid. 2. Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xigo

xigasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg