xigso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)1. (f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho. 2. (f.g) Cid qaraabo ka dhigasho. 3. (f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigso ↴
kalaxigso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Labo qof oo wax isku haysta midkood u hiillin.
xigsasho [m.f.dh]
eeg xigso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg